Seattle Public Schools

Seattle Public Schools

Family Resources

Ilaha Qoyska ee Dugsiyada Seattle

A student holds a sign that says welcome in Somali

Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxaa ka go’an inay arday kasta siiyaan waxbarasho  heer sare.

Tilmaamaha Luuqadaha Badan

Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay daabacaan macluumaadka muhiimka ah si ay uga caawiyaan qoysaska inay ardaydooda ku taageeraan boggaga internetka ee muhiimka ah oo wata qoraal uu qof turjumay halkii kombuyuutar.

Dhammaan bogaggayaga mareegaha sidan looma daabaco. Haddii aad booqato bogga internetka ee aan lahayn xidhiidhka luqadaha, waxaad isticmaali kartaa Google translate, oo ku yaal geeska sare ee midig.

Ku Cusub Dugsiyada Seattle

Ku soo dhawoow Dugsiyada Dadweynaha Seattle!

Waxaan ku hanweynahay dugsiyadayada abaal-marinaha ku guulaysta, macalimiin heersare ah, barnaamijyo tacliineed oo xooggan, iyo bulsho hawlkar ah.

Ka Diwaangeli hada SPS
Ka Diwaangeli hada SPS

Ilmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31? Markan waa waqtigii lagu qori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle.

Wax badan ka baro diiwaangelinta

Ilmahayga waa la qoray. Maxaa Xiga?


Wararka

Dugsigu wuxuu bilaaban doonaa Arbacada, Sebtembar 2

An illustration of a calendar

Taariikhaha muhiimka ah ee 2026-2027

Malmaha Sanad Dugsiyeedka 2026-27.
A student holds a sign that says welcome in Somali

Ka Diwaangeli hada SPS

lmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31? Markan waa waqtigii lagu qori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle.

Nala soo Xiriir

Ra’yi-celinta mareegaha Waxaad noo soo diri kartaa ra’yi-celin ama talo-bixin mareegaha.

Su’aalaha guud Waxaad u soo diri kartaa su’aalaha Dugsiyada Dadweynaha Seattle foomkayaga Aan Wada hadalno.