Language Testing
Af aan English ahay ma taqaan? Ma akhridaa mana qortaa?
Imtixaanka Luuqadaha Adduunka Sanadka 2021-2022
Loogu Talagalay Ardayda Dugsiga Sare ee Seattle:
- Eeg in aad u qalantid
- La kaasho la taliyaha dugsigaaga oo ogow maalmaha imtixaanka dugsigaaga sare AMA Iska diiwaangeli World Language Credit Testing online. Imtixaanku waa online waxaana la adeegsanayaa Microsoft Teams. Laga yaabaa in ey jiridoonaan ikhtiyaaro imtixaan shakhsi ahaan sanadkan daba yaaqadiisa.
Imtixaanka waxaa loo sameeyey fasalada 8aad, 9aad, 10aad, 11aad and 12aad ee Dugsiyada Seattle.
Si aad u heshid 1-4 dhibcood oo luqad calami-ah afkaaga, heerkee ka joogtaa shuruudahan hoose?
- Waan fahmaa ujeedooyinka laga hadlayo markii jumlado la geliyo, jumladaha gaagaaban, iyo dhawaqyada aalaaba la adeegsado.
- Waan fahmi karaa fikradda guud iyo faahfaahinta qaarkeed, qoraalka fudud ee ey kujiraan ereya can ahi.
- Waxyaabaha guud sheeko waan kula wadaagi karaa qof kale, mowduucyada iyo nashaadaadka.
- Waxaan adeegsankaraa tix ereyo iyo jumlado ahsi aan aragtidayda uga dhiibto mowduuc can ah.
- Waxaan qorikaraa qoraal gaaban anga oo codsanaya ama gudbinaya macluumaad ku saabsan moduuc can ah.
Maalmaha Imtixaanka: Dhamaan Maalmaha Imtixaanku Waa Sabti,
- October 2, 2021
- October 30, 2021
- November 20, 2021
- December 11, 2021
- January 29, 2022
- February 26, 2022
- March 26, 2022
- April 30, 2022
Goobaha Imtixaanka: Sanadkan imtixaanku waa online, waxaa la adeegsanayaaMicrosoft Teams. Imtixaanka shakhsi ahaanta loo qaadayo laga yaabaa in la helo daba yaaqada sanadkan
Ogow: La kaasho lataliyaha dugsigaaga. Laga yaabaa in dugsigaagu qaadayo imtixaanka xiliya kale.
Su’aalo? Fadlan wac Gosia Stone 206-252-0691 mjstone@seattleschools.org