Calendars and News
Seattle Public Schools Wararka iyo Jadwalka
Malmaha Sanad Dugsiyeedka 2021-22
30
May
Maalinta Xusuusta
May 30
17
Jun
Maalinta ugu danbeysa ee dugsiga
June 17
7
Sep
16
Dec
1- hor u siideyn
December 16
19
Dec
Nasashada Dayrta (iskuul ma jiro)
December 19 – December 30
10
Apr
Nasashada Gu’ga (iskuul ma jiro)
April 10, 2023 – April 14, 2023
Wararka

Taariikhaha muhiimka ah ee 2022-23
Malmaha Sanad Dugsiyeedka 2022-23…
Majiro isbeddel ku yimi Waqtiga bilawga dugsiyada sanad dugsiyeedka 2022-23
Markii aanu dhegeysaney qoysas badan oo ka walaacsan soo jeedinta ah in la beddelo waqtiyada bilowga dugsiga.
Warar cusub oo kusaabsan xilga lasoo jeediyey ee isbedelka jalaska dugsiyada
Waxaan qaadaneynaa waqti dheeri ah si aan uga shaqeyno siyaabaha aan wax uga qaban karno caqabadahaas.
Asbuuca Mahadnaqa Macalinka
Nagusoo biir…
In badan kabaro xiliyada gambaleelada lasoo jediyaa 2022-23
Seattle Public Schools ayaa soo jeedinaayo in la bedelo waqtiyada iskuulada dhamaan laga bilaabo sebtembar 2022.Xogtii Ugu Dambeysey ee Maalinta Ugu Danbaysa Dugsiga ee Dugsiyada Qaarkood
Dhawr dugsi oo SPSSeattle Public Schools ah ayaa u baahday maalmo dib u habeyn ah sanadkan sababtoo ah xiritaanka Janaayo 2022.
Cusboonaysiinta Habka U-qalmitaanka Waxbarashada Sare 2022-23
Waxaad ku heli doontaa go’aanka u-qalmitaanka ardaygaaga iimaylka ama boostada Khamiista, Meey 5.Isbedelka la soo jeediyay ee wakhtiyada bilowga dugsiga 2022-23
Dugsiyada Dadweynaha Seattle (SPSSeattle Public Schools) waxay soo jeedinayaan isbeddelka wakhtiga gambaleelka ama jalaska (bilowga iyo dhammaadka maalin dugsiyeedka)…
Kormeere Guud Jones Dhexmarka Bulshada iyo Dhageysiga Gu’ga 2022
Ku biir dhacdo onlayn ah si aad uga qaybgasho wada hadalka Kormeeraha Guud Jones…
COVID Surge Preparedness
Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin…
Wararkii Ugudambeeyey ee Karantiilka iyo Dabagalka Ka Agdhowaanshaha
SPSSeattle Public Schools waxay sii wadi doontaa inay la socoto heerarka COVID-19 ee dugsiyadeena waxayna diyaar u noqon doontaa inay wax ka qabato haddii loo baahdo.