Seattle Public Schools

List of

Search for:

A graphic with clock and bell

Warar cusub oo kusaabsan xilga lasoo jeediyey ee isbedelka jalaska dugsiyada

Waxaan qaadaneynaa waqti dheeri ah si aan uga shaqeyno siyaabaha aan wax uga qaban karno caqabadahaas.
A teacher talks with three young students at a table.

Asbuuca Mahadnaqa Macalinka

Nagusoo biir…
A graphic with clock and bell

In badan kabaro xiliyada gambaleelada lasoo jediyaa 2022-23

Seattle Public Schools ayaa soo jeedinaayo in la bedelo waqtiyada iskuulada dhamaan laga bilaabo sebtembar 2022.

Xogtii Ugu Dambeysey ee Maalinta Ugu Danbaysa Dugsiga ee Dugsiyada Qaarkood

Dhawr dugsi oo SPS ah ayaa u baahday maalmo dib u habeyn ah sanadkan sababtoo ah xiritaanka Janaayo 2022.

Cusboonaysiinta Habka U-qalmitaanka Waxbarashada Sare 2022-23

Waxaad ku heli doontaa go'aanka u-qalmitaanka ardaygaaga iimaylka ama boostada Khamiista, Meey 5.

Isbedelka la soo jeediyay ee wakhtiyada bilowga dugsiga 2022-23

Dugsiyada Dadweynaha Seattle (SPS) waxay soo jeedinayaan isbeddelka wakhtiga gambaleelka ama jalaska (bilowga iyo dhammaadka maalin dugsiyeedka)…
A photo of Superintendent Jones talking with staff in a school.

Kormeere Guud Jones Dhexmarka Bulshada iyo Dhageysiga Gu’ga 2022

Ku biir dhacdo onlayn ah si aad uga qaybgasho wada hadalka Kormeeraha Guud Jones…
An illustration of four students, two wear masks two do not

COVID Surge Preparedness

Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin…

State of the District

Wargelinta Degmada ee Dugsiayada Dadweynaha Seattle2022  Guddoomiyaha Guddiga Dugsiyada Gudoomiye Hersey  Waad ku mahadsan tihiin inaad nagu soo biirteen caawa. Ku Soo Dhawaada Khudbada Wargelinta  2022 ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle.  Kahor intaanan bilaabin, Dugsiyada Dadwaynaha Seattle waxay qirayaan inaan joogno dhulkii awoowayaasha iyo dhulalka dhaqanka ee Puget Sound Coast Salish…
Superintendent Jones smiles for a photo

Guddiga Dugsiga ayaa Dr. Jones u doortay Kormeere

Guddida Maamulka Dugsiga Seattle waxay u doorteen Dr. Brent Jones inuu noqdo kormeeraha cusub ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle.