Seattle Public Schools

COVID Surge Preparedness

Summary: Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin

SPS is Ready: COVID Surge Preparedness

Xiliga fasaxa gu`ga ayaa soo dhow Dugsiyada Dadweynaha  Seattle  waxay rabaan in ay ogaato inaan shaqo wanaagsan qabanay si aan u caawino hubinta caafimaadka iyo badbaadada ardaydeena , shaqaalaha , iyo bulshada .

Waxaana rajeyneynaa in cudurka  COVID-19 kiisaska in uu hoos u dhaco iyo dadka isbitaalada la seexinayo bulshadeena waxaana ku dhiirigelineynaa ogeysiisyadii dhowaa ee kooxda hogaanka caaimaadka COVID-19  shuruudihiisa . Hoos u dhaca kiisaska iyo fududaynta xanibbaadaha ayaa noo ogolaatay in aan ka nasano shuruudaha ilaalinnta ee  COVID taasoo caawineysa barashada ardayda, shaqaalaha iyo qoysaska.  

Si kastaba ha ahaatee, waxaan ogaanay in masiibadu aysan dhamaani, waxaana ognahay in kor u kaca iyo noocyo cusun ay suurtagal yihiin. Taasi waa sababta aan rabno inaad ogaato in SPS  ay diyaar u tahay inay ka jawaabto in sare u kaco dugsiyadeena hadii/ marka loo baahdo .

SPS is preparing by

  • u dirida guriga sheybaarka caafimaadka antigen Arday kasta iyo xubnaha shaqaalaha ee SPS inta ka horeysa fasaxa  , in la baaro 24  ka hor inta aynaan ku soo noqon dugsiga   April 18
  • Waxaa lagu dhiiri gelinayaa qoysaska inay doortaan dugsiga dhexdiisa in ka dalbadaan qalabka laysku baaro si dhakhso lehna jawaabta aad u heleysaa  kiisaska korka fasalada, dugsiga, ama bulshada wixii faahfaahin ah waad heli doontaa
  • Joogteynta sahayda maaskaraha tayo sare leh iyo baaritaano deg-deg ah ah oo  COVID si loogu diro dugsiyada hadii loo baahdo ,. Hada oo ay jirto helitaan weyn oo  baaritaanka guriga ah, SPS waxay xiri doontaa goobaha baaritaanka laga bilaabo   March 31 si xadidan ayaa loo isticmaalayaa . Waxaan diyaar u nahay inaan dib u dajino taageerada mar kale hadii loo baahdo. 
  • Sii wadida talaabooyinka  COVID ee muhiimka ah ee dugsiyadeena  Guri joogida markaad jirantahay, baaritaanka, iyo hawada oo si xoog ah u soconeysa
  • In qorshe la sameeyo dibna loogu soo celiyo talaabooyinka   COVID sida waji-xidhka marka marka uu cudurka soo kordho

Qoysasku waxa ay diyaarin karaan

Waan ku faraxsanahay shaqo la wadaaga iyo caawinaada Dugsiyada Dadweynaha   Seattle  in ay noqoto goob caafimaad iyo nabadgelyo isla markaana ardaydeena ay horukac iyo waxbarasho ka helaan . fadlan booqo  visit our website for SPS COVID information. Hadii aad qabtid wax su`aal ah , fadlan nala soo xiriir adigoo istimaalaya   Let’s Talk.