Seattle Public Schools

Kormeere Guud Jones Dhexmarka Bulshada iyo Dhageysiga Gu’ga 2022

Summary: Ku biir dhacdo onlayn ah si aad uga qaybgasho wada hadalka Kormeeraha Guud Jones

Kormeere Guud Jones Dhexmarka Bulshada iyo Dhageysiga Gu’ga 2022

Golaha Seattle PTSA iyo Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay martigelinayaan dhacdooyin xiriir ah oo ka qaybqaadasho bulsho oo online ah oo ey ku marti qaadayaan Dr. Brent Jones.

Fadlan ku biir kulanka ka dhacaya Zoom si aad fikradahaaga iyo aragtidaada ula wadaagto maamulaha Dugsiyada Dadweynaha Seattle! Dr. Jones waxa uu qoysaska ka dhagaysan doonaa sida dugsiyadeenu u noqon karaan kuwo badbaado leh iyo goobo soo dhawayn leh oo ardaydu wax ku baran karaan kuna horumari karaan.

ASL iyo qoraallo xidhan ayaa la heli doonaa fadhi kasta oo dhegaysi ah. Tarjubaano Amxaari, Cantonese, Soomaali, Isbaanish, iyo Fiyatnaamiis ah ayaa diyaar noqon doona munaasabad kasta.

Si aad isu diiwaan geliso dhacdo, fadlan isticmaal xiriiriyayaasha soo socda.

Qoysaska Dhaladka Mareykanka
Abriil 19, 5:30 – 7 galabnimo.

Qoysaska Luuqadaha badan ku hadla
Abriil 21, 5:30 – 7 galabnimo.

Qoysaska Madoow ee Afrikaan Ameerikaanka ee Soo Jireenka ah
Abriil 25, 5:30 – 7 galabnimo.

Ardayda IEPs ama 504s (adeegyada waxbarashada baahiyaha gaarka ah iyo hoy arday)
May 2, 5:30 – 7 galabnimo.

Ardayda
May 5, 5:30 – 7 galabnimo.

Qoysaska Ardayga Hela Adeegyada Waxbarashada Gaarka ah
May 9, 5:30 – 7 galabnimo.

Dhammaan Qoysaska iyo Bulshada
May 16, 5:30 – 7 galabnimo.

Qoysaska Muhaajiriinta Afrikada Bari iyo Madowga
May 23, 5:30 – 7 galabnimo
Turjumaan af Amxaari, Oromo, Soomaali, Tigrinya.
Kulankan isaga diwaangeli Zoom

You may also be interested in

Two graduates smile for a photo in cap and gown.

Dhammaadka 2021-22 Fariinta ka socota Kormeeraha Guud Jones

Idinkoo mahadsan dhammaantiin iyo rajada wanaagsan ee xagaaga ammaan iyo raaxaysi.
Superintendent Jones smiles for a photo

Guddiga Dugsiga ayaa Dr. Jones u doortay Kormeere

Guddida Maamulka Dugsiga Seattle waxay u doorteen Dr. Brent Jones inuu noqdo kormeeraha cusub ee Dugsiyada Dadweynaha Seattle.