Seattle Public Schools

In badan kabaro xiliyada gambaleelada lasoo jediyaa 2022-23

Summary: Seattle Public Schools ayaa soo jeedinaayo in la bedelo waqtiyada iskuulada dhamaan laga bilaabo sebtembar 2022.

Dhacdada 3 dexda May: In badan kabaro xiliyada gambaleelada lasoo jediyaa 2022-23

Fadlan nagula soo biir dhacdada onlaynka ah e talaadada, Maajo 3 deda, si aad ugu sharaxda degmada dhamaan isadelada lasoo jeediyay ee 2022-23

Seattle Public Schools  ayaa soo jeedinaayo in la bedelo waqtiyada iskuulada dhamaan laga bilaabo sebtembar 2022.

Waxaan ognahay isbadelada waqtiyada in looga baahanyahay isku aadinta qooysaska iyo shaqaalaha. Isbadalada ayaa lasoo jeediyay si loo xaqiijiyo ardayda in ay si joogta ah u imaadan iskulka waqtigisa.

dhacdadaan, ayaad kumaqli doontaa macluumad kusaabsan waqtiyada isbedelada lasoojeediyay ee SPS kuwaaso laga helo maamulka degmada iyo sualaha inta badan laisweeydiyo.

Turjumaada Luuqada Dhagoolada ee Mareekanka(ASL), Amxaarik, Cantonese, Soomali, Isbanish, iyo Vietnamese ayaa la heli karaa. Dhacdada kadib,waxii laduubay ee kusabsan isbadedalada gambaleelada ayaa lasoo dhigi doona boga 

Taariikhda: Talaado, Maajo 3, 2022
Waqtiga: 5:30 p.m.

Waxii macluumaad dheeraad ah, fadlan ka booqo bogeena ee isbadalada waqtiyada gabaleelada 2022-23.  

You may also be interested in

Isbedelka la soo jeediyay ee wakhtiyada bilowga dugsiga 2022-23

Dugsiyada Dadweynaha Seattle (SPS) waxay soo jeedinayaan isbeddelka wakhtiga gambaleelka ama jalaska (bilowga iyo dhammaadka maalin dugsiyeedka)…
A graphic with clock and bell

Warar cusub oo kusaabsan xilga lasoo jeediyey ee isbedelka jalaska dugsiyada

Waxaan qaadaneynaa waqti dheeri ah si aan uga shaqeyno siyaabaha aan wax uga qaban karno caqabadahaas.
A graphic with clock and bell

Majiro isbeddel ku yimi Waqtiga bilawga dugsiyada sanad dugsiyeedka 2022-23

Markii aanu dhegeysaney qoysas badan oo ka walaacsan soo jeedinta ah in la beddelo waqtiyada bilowga dugsiga.