Resources
Ilaha Qoyska ee Dugsiyada Seattle

Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxaa ka go’an inay arday kasta siiyaan waxbarasho heer sare .
Waxaan u adeegnaa magaalada Seattle. Ardaydeenu waxay ku hadlaan in ka badan 140 luqadood ama lahjado. Shanta luqadood ee ugu sareeya ee ay ku hadlaan qoysaska iyo ardaydu waa: Isbaanish, Soomaali, Shiine, Fiitnaan iyo Amxaari.
Dugsiyadeena waxaa ka mid ah 62 dugsi hoose, 10 K-8, 11 dugsi dhexe, iyo 17 dugsi sare.
Tilmaamaha Luuqadaha Badan
Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay daabacaan macluumaadka muhiimka ah si ay uga caawiyaan qoysaska inay ardaydooda ku taageeraan boggaga internetka ee muhiimka ah oo wata qoraal uu qof turjumay halkii kombuyuutar.
Dhammaan bogaggayaga mareegaha sidan looma daabaco. Haddii aad booqato bogga internetka ee aan lahayn xidhiidhka luqadaha, waxaad isticmaali kartaa Google translate, oo ku yaal geeska sare ee midig.
Ku Cusub Dugsiyada Seattle
Ku soo dhawoow Dugsiyada Dadweynaha Seattle!
Waxaan ku hanweynahay dugsiyadayada abaal-marinaha ku guulaysta, macalimiin heersare ah, barnaamijyo tacliineed oo xooggan, iyo bulsho hawlkar ah.
Ilmahaagu 5 sano ma noqon donaa August 31? Markan waa waqtigii lagu qori lahaa Kindergarten Dugsiyada Dadweynaha Seattle.
Ilmahayga waa la qoray. Maxaa Xiga
Khayraadka
Taariikhaha Sanad-dugsiyeedka
COVID-19 Badbaadada Caafimaadka ee Dugsiyada
Gaadiidka
Cuntooyinka ardayda
The Source
Wararka
Student Cellphone Use Expectations
New High School “No Cell Bell to Bell” and K-8 “Off and Away for the Day” procedures
Student Cellphone Procedure, Effective May 4
New High School “No Cell Bell to Bell” and K-8 “Off and Away for the Day” procedures
First Bell April Edition
Watch the latest edition of “First Bell,” the Seattle Public Schools news broadcast.Nala soo Xiriir
Ra’yi-celinta mareegaha Waxaad noo soo diri kartaa ra’yi-celin ama talo-bixin mareegaha.
Su’aalaha guud Waxaad u soo diri kartaa su’aalaha Dugsiyada Dadweynaha Seattle foomkayaga Aan Wada hadalno.
