Taariikhaha muhiimka ah ee 2025-2026
Summary : Malmaha Sanad Dugsiyeedka 2025-26.

Taariikhaha muhiimka ah ee 2025-2026
Sebtembar 3 maalinta koowaad ee dugsiga ee ardayda fasalka 1-aad – 12aad
Sebtembar 3-deeda hal saac oo horay u siideyn ah ma jirto. Horay u siideyntu waxay dhici doontaa Arbacada kasta marka laga reebo usbuuca ugu horreeya ee dugsiga.
Sebtembar 8, maalinta koowaad ee dugsiga ee ardayda dugsiyada barbaarinta (Kindergartin)
Oktoobar 10 Maalinta Adeegga Gobolka (dugsi umajiro ardayda)
Noofambar 11-keeda Maalinta Askarta Waa La Xusay (Dugsi ma jiro)
Noofambar 24-26 Maalmaha shirarka waalidka iyo macalinka dugsiga hoose (uma jiro dugsi ardayda dugsiyada hoose iyo kuwa K-8; wayse ku kala duwan karaan dugsiyadu)
Noofambar 27-28 Thanksgiving iyo Maalinta Dhaxalka Dadka Luoogu yimi Dhulka Maraykanka (dugsi majiro)
Diseembar 19 1-saac oo horay u siideyn ah
Diseembar 22-Janaayo 2, 2026 Fasaxa jiilaalka (dugsi ma jiro)
Janaayo 19 Martin Luther King Jr. Day (dugsi majiro)
Febraayo 16-20 Fasaxa bartamaha jiilaalka, oo ay ku jirto Maalinta Madaxweynayaasha (dugsi majiro)
Abriil 13-17 Fasaxa gu’ga (dugsi ma jiro)
Maayo 25 Memorial Day (dugsi majiro)
June 17 Maalinka dugsiyada ugu dambeysa (1-saac oo horay u siideyna ah).
Juun 19 Juneteenth (shaqaaluhu waa fasax, dugsi ma jiro haddii weli la dhiganayo)