Washington Guaranteed Admissions Program Opt-Out Form – Somali
Ardayda Dugsiyada Dadweynaha Seattle ee dhigta fasalka 12aad wexey heli doonaan ogolaansho hubanti ah gelitaanka shan kuliyadood iyo jaamacadaha Washington iyada oo loo marayo Barnaamijka Ogolaanshaha Gobolka Washington (Washington State Guaranteed Admissions Program). Gelitaanka hubantida ahi ma aha mid lacag la’aan ah. Kuliyadaha iyo jaamacadaha ka qayb galaya waxaa ka mid ah:
Dhamaystirida foomkaani waxay muujinaysaa in aadan ogolaansho siin in Degmada Dugsiyada Seattle ay macluumaadka waxbarashada ardaygaaga la wadaagto hay'adaha kor ku xusan. Xogtaada lalama wadaagi doono hay'adaha kor ku xusan, kulliyadaha iyo jaamacadahana si toos ah kuuma soo gaadhsiin doonaan xogta la gelinayo.