Seattle Public Schools

Walk and Bike to School

Summary: U lugaynta iyo baaskiil ku imaanshaha dugsiga waa hab madadaalo leh oo lagu sameeyo jimicsi, lagu dhimo saxmadda iyo wasakhowga agagaarka dugsiyada,

Waayo U lugaynta iyo baaskiil ku imaanshaha dugsiga waa hab madadaalo leh oo lagu sameeyo jimicsi, lagu dhimo saxmadda iyo wasakhowga agagaarka dugsiyada, loona abuuro bulsho. Daraasaduhu waxay yiraahdeen ardayda u socota iyo baaskiilka ku taga dugsiga waxay la yimaadaan feejignaan dheeraad ah iyo diyaar u ahaan inay wax bartaan!

Maxay Maareeyaha Badbaadada Wadooyinka loomaro Dugsiyada (Sara Colling) ayaa idinka caawinkarta fikradahan iyo ka badanba (skcolling@seattleschools.org – 206-532-4453).

  • Hoggaami baaskiil ku imaanshaha dugsiga ama isku taxa baaskiilada. Ardaydu we kulmikaraan iyaga oo u lugaynaya ama baaskiil ku tegaya dugsiga.
  • Ka Qaybqaado Maalinka Baaskiil ku Tagga Dugsiga ee October 12.
  • Dalbo maalgelinta Waaxda Isgaarsiinta Seattle ee gaareysa ilaa $1,000 oo u adeegso bixinta kharashyada farshaxanka waddooyinka, dharka xilli qaboobaha, iyo kharashaadka kulamada.
  • Nala wadaag guushaada si aanu ugu soo bandhigno warsidaha dugsiga iyo kan degmadaba.