Seattle Public Schools

School Lunch and Breakfast

Summary: Quraac da iyo qadada waxa lagusiin doonaa lacag la aan ilma ha xaq u yeesha, cunto bilaash ah ama qiimo jaban.

Barnaamijka qaranka ee qadada iyo quraacda dugsiyada

Waalidka iyo wakiilka sharafta le:
Waraqadan waxay kuu sheegaysaa, sida ilma haagu u helikaro cunto bilaash ah ama cuntada lacag teeda laga yareeyo, iyo aqbaar ku saab san faa’ii doyin kale. Qiima ha dugsiga qadadiisa hoose ayaa lagugu tusay.

Qiimo Caadiya

Quraac da iyo qadada waxa lagusiin doonaa lacag la aan ilma ha xaq u yeesha, cunto bilaash ah ama qiimo jaban.
Dhamaan Ardayda kale waxaa laga qadi doonaa qiima ha hoos kuqoran.

Dugsi Hoose / K-8

  • Quraac $2.25
  • Qado $3.25

Dugsi Dhexe / Dugsi Sare

  • Quraac $2.50
  • Qado $3.50

Yaa buuxsha arjigan?

Buuxi codsigaan hadii:

  • Dhamaan qoyska dhaqalaha soogalaa haduu isku mid yahay ama ka yar yahay cadadka kor ku qoran.
  • Hadii aad hesho cuntada gundhiga ah qaybka qada cuntada laydin siiyay mawduuca oo ah, book celi Indian s (FDPIR), ama aad heshid caawi ku sugid oo ah baa hida qoyska. ah (TANF) ilma haga dartisi.
  • Waxaad u buu xinaysaa ilmo ad korsatay

Hubso inaad soo dirto kaliya hal codsi qofkasta oo qoyska kamid ah. Waan ku soo ogay siin doonaa hadii codsigu uu san sax ahay ama ba la aqbalin.
Hadii ilmaha aad wax u buu xinayso uu yahay gurila aan (McKinney-Vento), ama qaxooti, dooro sanduuqa sax da ah.

Ku soo celi codsigaan dugsiga ama qofka qadada qabilasan, soo bosh qadee ku na soo dir ciwaan kaan: oo ah: Culinary Services – MS 32-372; PO Box 34165 Seattle, WA 98124; fax to Culinary Services at 206-252-0664; or email to culinaryservices@seattleschools.org

Arjigan

Maxaa la xisaabi yaa dhaqale ahan? Waa ayo xubnaha ka tirsan qoysgaygu?

Fiiri qoralka dhaqale oo hoos ku qoran.Ogoy inta qoys kaagu le egyahay. Sheeg dhamaan dhaqalaha qoyska. Hadii dadka qoyska waqtiyo kala duwan bishii mushaar qataan adana hubin in qoyska gu uu san xaq ulahaayn in uu waraq daan buuxiyo, wan ku cadayn doonaa hadad xaq u leedahay. Waxan istic mali doonaa aqbaarta aad nasiisay si aan u ogaano in ilma haagu xaq u leeyahay cunto bilaash ah ama qaymo jaban.

Ilma ha koriskaa waxay hoos tagayaan sharci ahaan haya`da caruurta korisa ama maxkamada si kastaba hadii la isticmalayo ruux dhaqaalihiisa.
Hadii aad su aal qabto ku saabsan codsi cunto ama faa iido ilma ha koriskaa ah xaq uleeyahay, Fadlan naga soo wac lambar kaan 206-252-0675.

QOSKA WAA DRAMAAN, dadka guriga ku nool oo ku jiraan waridka caruurta, ayeeyo ama awoowe iyo qarabada dhamaan dadka guriga ku nool oy ka dhaxayso dhaqalo wadaag. Hadii codsigu ka socdo qoys ilmo koris ah haysta, waa Qasab inaad ku dartaa ilma ha koriskaa qoyska ama ba dad ka guriga ku nool.

DHAQALAHA QOYSKA fiiri dhaqalaha qofkasta oo qoyska kamid ah uu helo intaan canshuur laga jarin. Sida mushaarka, social security, hadaad qadato, lacang shaqalan an ah hadii aad qadato, cayr, taageero ilmo ama waxyaba kale sida lacag dhaqale. Ilmo koris ah haduu kamid yahay qoyska waa inaa aad kudartaa dhaqalihiisa. Hasheegi ilma ha koriskaa lacagta lasiiyo dhaqalo ahaan.

Dhaqalaha Khariirada

Qoysku wa meqo qofSanadbishiilaba jiir bishiilabadii isbuucyoisbuuc mar
1$25,142$2,096$1048$967$484
2$33,874$2,823$1,412$1,303$652
3$42,606$3,551$1,776$1,639$820
4$51,338$4,279$2,140$1,975$988
5$60,070$5,006$2,503$2,311$1,156
6$68,802$5,734$2,867$2,647$1,324
7$77,534$6,462$3,231$2,983$1,492
8$86,266$7,189$3,595$3,318$1,659
Waxa kasta Dheerada
Ku Dar lambarka:
+ $8,732+ $728+ $364+ $336+ $168