Macluumaadka iyo Kheyraadka
Warka Dugsiyada Dadweynaha Seattle
Cuntada ardayda
Cuntada loogu talagalay ardayda Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxaa diyaar u ah cuntada oo ay ka soo qaadan karaan dhinaca dugsiga iyo dariiqada basaska marayaan . Si loo haqabtiro baahida bulshada waxaan sii balaarinaynaa goobaha iyo dariiqooyinka qaar isla markaana la badalayo dariiqooyinka baska Waxaad heli kartaa khariidada marinka iyo jadwalka bogayaga student meal webpage. Laga bilaabo Sept. 4, qeybta cuntada waxay furantahay Isniint -Jimcaha, 11:15 a.m.–1:15 p.m.
Qoysaska leh in kabadan hal arday waxay ka qaadan karaan cuntada in ka badan hal booqo dariiqa cuntada soo mareyso, sido kalle , ardayga wuxuu soo qadan karaa wax kabadan hal cunto halkii ay booqan lahaayeen marinka wadada ama goobta maalin walba.
Teknolojiyada
Devices
Baro Laptop-kaaga cusub!
Adeegga (How-to Videos) ee Adeegyada Caanka ah
Ma u baahan tahay caawimaad xagga cilmiga ah, Seesaw, ama Kooxo? Fiidiyowyo cusub sida loo-daawado, oo ay ku jiraan noocyo la tarjumay, ayaa hadda laga heli karaa kanaalka SPSTV YouTube. Fiidiyowyadan ayaa ku bari doona sida loo galo, loo maro koorsooyinka dugsiga ee ardaygaaga, loo diro shaqooyinka, iyo waxyaabo kale oo badan.