Seattle Public Schools
Home | Academics | Schools | Enrollment | News and Calendars | For Families | Superintendent | School Board | About Us | Careers at SPS | The SOURCE
 Bilingual Family Center Home
 Calendar
 New Student Assignment Plan
 Enrolling Your Child
 Contact Us
 Maps (PDF)
 Office Hours & Location
 Registration Requirements
 Secondary BOC
 Services


For problems or questions
regarding this
departmental page,

please contact
Bilingual Family Center
 
Bilingual Family Center

Welcome!

Barida iyo waxbarashada Dugsiyada Dadweynaha Seattle waxay qani ka yihiin araday iyo shaqaalo dhaqano kala duwan. Dugsiyadeeyna waxaynu ka diiwaan-galinaa arday ka timid in ka badan 70 dal, kuna hadlaano in ka badan 90 luqadood. Ujeedadeeyno waxay tahay in aynu bixino howlo kala jaad ah oo lagu cawinaayo ardayda iyo waalidka laba luqad ku hadlo, si ay u dareemaano soo dhaweynta dugisydeeyna iyo in la kaalmeeyo ardayda sida ay ugu guulaysan lahaayeen cilimiga. Howlahaas waxaa ka mid ah Barnaamijaka luqada Ingaliiska, kaaliyaasha macaliimta oo cawinaayo ardayda ku yar tahay aqoonta iyo garashada luqada Ingaliiska iyo cawinaada u dirida daryeelka caafimaadka, shaqada, iyo howlaha sharciga. Xarunta Qoyska Labada Luqada waxay ku taalaa Dugsiga Dhexe Cilmiga Aki Kurose.Waxaana ka shaqeeyo shaqaalo ku hadlo luqado badan una diwaan-galinaayo ubadkaada barnaamijka waxbarasho ku haboon iyo kuna siinayaan akhbaaro ku saabsan siyaasada iyo waxa looga baahan yahay dugsiga.

Dalka Mareekanka, ka qaybgalka qoyska waxbarashada ubadka iyo dugsiga jaaliyadda waa xibno aad u muhiim ah gaaritaanka cilmiga. Dugsiga Dadweynaha Seattle, waxaynu qiimeynaa dhaqanada kala duwanaashaha qoysaska Seattle, isla markaan waxaynu soo dhaweyneenaa kartida badan, caqli, iyo asalka dhaqana kala duwan ee dugsiyadeeyna. Fadlan ka mid noqo iskaashiga wax-aqabadka waxbarashada ubadkaada.

 

Updated January 3, 2005

 

Welcome!Bilingual Family Center Bilingual Family Center Programs and Services Registration Requirements Documents and Forms Map and Directions Bilingual Facilitator

 

 

Site Map | Business with SPS | Contact Directory | Feedback | Terms
©2009 Seattle Public Schools   All rights reserved
Subscribe To Our Newsletters   Printer Friendly Version of this Page  
Google
 
 WWW    Seattle Public Schools