|
Xarunta Labada Luqadood waxay kaa caawinaysa qiimaynta
Shahaadooyinka Ardayda Dugsiyada Sare Koorsooyinka ay ku soo
qaateen Waddanka dibadiisa doonaayana in loo qiimeeyo buundooyinki
ay ka soo qaateen Fasallada ay soo dhameeyeen si ay ugu badashaan
una waafajiyaan Nidaamka buundooyinka ee Skuullada Siyaatal, ayadoo
lagu dabaqaayo isbarbardhiga ku cad Warqadda Qiimaynta (Chart of
Primary and Secondary Foreign School Systems).
|
|


|