|
Waxbarashada Qaaska ah waxaa loo dejiyay in ay kaafiso baahida
ardayda, gaarsiisana heerka ku guulaysiga Skuulka. Xarunta
Labada Luqadood waxay Skuullada ku qortaa ardayda ah heerarka 1,2,
iyo 3 waxayna ku caawisaa luqada ardayda ku jirta
borogaraamka IEP-da, taas oo ah waxbarasho loo qoondeeyay ardayga
shaqsi ahaantiisa. Waxaa kale oo ay waalidiintu helaayan caawinaad
xagga turjumada ah waqtiga Shirarka Waalidiinta iyo
Macallimiinta.
|
|


|