|  |  | |
|  |

|
Shaqaalaheena waxay caawiyaan Skuullada Siyaatal oo dhan waxayna
kuula diyaar yihiin luqaddo kala duwan oo ay kuugu qabanaayan
hawlaha hoos ku taxan:
- Shirarka ka dhex dhaca Waalidiinta iyo Macallimiinta
- Waxbarashada Qaaska ah iyo Qiimaynta Ardayda u baahan
Waxbarashada qaaska ah
- Booqashooyinka Guriga
- Dacwooyinka Maqnaashaha/Adaabta/Shirarka ka hortaga
- Baahida lama filaan ee Skuullada iyo Waalidiinta (Parent-School
Emergency Issues)
- Dhacdooyinka Dadwaynaha ee Komiyuunitiyada
- Imtixaanaadka Qiimaynta
- Bandhiga Borogaraamada
- Xiriirinta Telefonka
- Turjubaanada
|
|


|
|
| |
|
|  |