|
Dugsi bilowga waa barnaamij ay Dawladdu maal geliso looguna
talagalay qoysaska dhaqaalahoodu u baahan yahay in la kabo.
Xarunta Labada Luqadood waxay waalidiinta ku gargaarayaan
wargelinta barnaamijkan, qoritaanka ardayda, meelaynta ardayda,
hadba heerka ay yihiin iyo kuwa u xaq yeesha waxbarashada ku meel
gaarka ah TBE (Transitional Bilingual Education)
Haddii aad doonayso in aad ilmahaaga ku qorto barnaamijka
waxbarashada bilowga ah, waalidiintu waxay la soo xiriiri karaan
mid kasta oo ka mid ah Xaruumaha hoos ku tixan:
Seattle Public Schools Head Start, (206) 252-0960
|