Seattle Public Schools
Home | Academics | Schools | Enrollment | News and Calendars | For Families | For Students | Superintendent | School Board | About Us | Careers at SPS | The SOURCE
 Bilingual Family Center Home
 Calendar
 Enrolling Your Child
 Contact Us
 Maps (PDF)
 Office Hours & Location
 Registration Requirements
 Secondary BOC
 Services


For problems or questions
regarding this
departmental page,

please contact
Bilingual Family Center
 
Bilingual Family Center

Enrolling Your Child

Xarunta Labada Luqadood waxay kuu qabanaaysa hawlaha arday skuul ku qorida, Gaadiid siinta iyo Qiimaynta ardayda ku hadasha labada luqadood ee aysan luqadooda hooyo ahaynin luqadda Ingiriisiga.  Shaqaalaha Xarunta waxay diyaar kugu yihiin in ay kaa caawinaan kaagana jawaabaan su’aal kasta oo ku saabsan dariiqada  ardayda skuulka loogu diiwaan geliyo ama loogu qoro iyo habka loo meeleeyo qoritaan kaas.

Shaqooyinkaas oo dhan  waxaa laguugu qabanaaya luqaddaha hoos ku taxan:

Amxaari,Soomaali, Shiinees, Lao, Spaanish, Tagaalo (Af Filibiin),Tigrigna (Af Eritereya) iyo Fiyetnaamis (Vietnamese).

Haddii aad doonayso in aad ilmahaaga skuullada ku qorato waxaad tagaysa Shabakada Skuullada Caamka ee Siyaatal qaybta Luqaddaha, halkaas ayaadna ka ogaan kartaa waxyaalaha looga baahan yahay Waalidiinta ama Wakiilada ilmaha Skuulka ku qoranaayo (Seattle School District Website and see Languages).

 

 

Welcome!Bilingual Family Center Bilingual Family Center Programs and Services Registration Requirements Documents and Forms Map and Directions Bilingual Facilitator

 

 

 

Site Map | Business with SPS | Contact Directory | Feedback | Terms
©2007 Seattle Public Schools   All rights reserved
Printer Friendly Version of this Page  
Google
 
 WWW    Seattle Public Schools