|
Xarunta Qoyska Labada Luqad waxay cawinaan ardayda iyo qoysaska
luqadooda koowaad aan aheeyn Luqada Ingaliiska. Shaqaalaha
dhaqanaka kala duwan waxay cawinayaa diiwaan-galinta, gaadiidka
dugsiyada, qoraalka-guursan "transcripts", imtixaanka, iyo
wax-qabad kale oo badan ee dugsiyada. Waxay kaloo diyaar u yihiin
turjubaano shirarka dugsiyada iyo muturjum dukumiintiyada qoraalka
dugsiyada.
Fadlan soo booqo Qolka 104 ee Dugsiga Dhexe Aki Kurose, Ku yaalo
928 South Graham Street. Saacadaha shaqada xafiiska 8:30 g.h. ilaa
4:00 g.d. Isniinta ilaa Jimcaha. Ama soo wac taleefoonka (206)
252-7750.
Updated January 3, 2005
|
|


|